Munasar Maxamed


Channel's geo and language: Iraq, Kazakh
Category: Darknet


An exiled Somali journalist who is based in Sweden | Exposes corruption & wrongdoing through real evidence| 📞 +252613666667

Related channels  |  Similar channels

Channel's geo and language
Iraq, Kazakh
Category
Darknet
Statistics
Posts filter


Video is unavailable for watching
Show in Telegram
Ax xanuun badnaa .

24k 0 0 516 562

Maamadan oo lunsan ayaa lagu haya Ceelqaloow-Maqaayada Carshi.

0618747805 ama 0612535515


Waa wiil miskiin ah oo lagu midiyeeyay Muqdisho gaar ahaan Daarusalaam. Saaxiibkiis ayaa Sidoo kale la gowracey iyagoo isla socda.

Beel ahaan waa Tumaal wuxuuna Aabahiis codsanayaa In ummada Soomaaliyeed u kacdo oo ay caawiyaan wiilkiisa. Ma heysto wuxuu Galaas caano ah ugu gado caawa . Ka wać telkan.

+252613049085

48.5k 0 0 568 683





Cunugan waxaa lagu haya labada buundo kala xiriira . +252 61 2881800


Caddeeymo horleh. Ninkii isku badaley gabadhii quruxleyda ahayd oo aan xabsiga dhexdiis kula hadley isaga & hooyadiis | Maxaa ku kalifey inuu dumar iska dhigo?

https://www.facebook.com/share/v/1AvThq6JmQ/?mibextid=WC7FNe


Sii gudbi

48.1k 0 0 265 275

Degdeg:- Askar Nisa & kuwo Boliis ah oo jidka dhexdiis isku xabadeyneysa & kala orodka adduunka .

Hoos ka daawo .

https://www.facebook.com/share/v/1AtEkX5DYj/?mibextid=WC7FNe

Sii Gudbi

56.5k 0 0 600 344

Video is unavailable for watching
Show in Telegram
Degdeg:- Isgoyska Warshadaha waxaa lagu qabtey mooto bajaaj qarax looga shakisan yahay jidkana waa la xirey .

Haddii dhankaas aad u socoto walaal ogoow in qatartaas kaa horreeyso siina gaarsii walaalka aan ogeyn ee ay dhici karto in naftiisu dhib ka soo gaarto halkaas.




Macalin Mahdi oo saddex wallaahi ku marey in la so xiri doono Axmed Madoobe ama qof kasta oo waaran maxkamad loo jarey |

https://www.facebook.com/share/v/1Eq7vhXyqk/?mibextid=WC7FNe


Sidee u aragtaa?

56.2k 0 0 491 375

Waa kuma ninka Isha la' ee dadka Muqdisho ku haya dhibaatada ugu xun ? Waxa aan ka hadlayo waa dantiina teyda ma ahe sii gudbi si loo qabto .

https://www.facebook.com/share/v/18bteWxpQR/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

56.8k 0 0 445 276

Degdeg:- Askar agoonyar ah & ciidanka dowlada oo ku dagaalami raba D/Shangaani & G.Koronto oo ka hor yimid amar dowladeed |

Muuqaalka inta ka arag . 🫣👇

https://www.facebook.com/share/v/19X3RiFGK7/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

59.8k 0 0 461 307

Dagaalkii Jl & DF oo meel xun gaarey & Sawirada MW Dalka oo dhulka lagu wada jiidayo lana amrey ciddii dukaan ama xafiiskiisa lagu arko in la xiro |

https://www.facebook.com/share/v/12EZjzLWgat/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

62.6k 0 0 393 430

Degdeg:- Dagaal ayaa ka dhici raba D/Shangaani muran la xiriira guri la isku heysto

61.5k 0 0 147 221

Video is unavailable for watching
Show in Telegram
Gaari Boliis ah ayaa jiirey mootoole Feykon kadibna waxaa loo sheektey xoog waxaana nootaalaha lagu amrey inuu Meesha iskaga tago.

Waa agagaarka Dekeda Muqdisho .


Video is unavailable for watching
Show in Telegram


Cagtii joogsan weysa marbey ceeb la kulmi! Ninkii lugta go'naa ee dadka dhici jirey ee raadintiisa lagu daaley oo ugu dambeyn shabaqa soo galey |

https://www.facebook.com/share/v/18XnmxAWfS/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

68.8k 0 0 424 527

Video is unavailable for watching
Show in Telegram
Wiilkaas sharka schoolka wata hala soo qabto

70.9k 0 0 316 437

Video is unavailable for watching
Show in Telegram
Waa isagoo dharka laga bixiyay ninka naagta Iska dhigayay

89k 0 0 588 806
20 last posts shown.