Iftiinka Nolasha


Channel's geo and language: Somali, English


Waxaad kala.socon kartaa iftiinka nolasha


Channel's geo and language
Somali, English
Statistics
Posts filter


​​#Run Ahaantii Waxaan ka hadlaaya #Qalbiga Qoraal walbo Aad soo Qortidna Waxuu Qeyb ka yahay xasuus socodka #nolosheyda mararka Qaar markaa ahay shaqsi Aan cidna ag joogin Goortaas waan iska dhoola cadeeyaa ceeb ma ahan #cishqiga waxaa isku qaaday Qalbiyo Aan u qeybsami karin Qaladaadka #noloshoo leysku Daray 👩‍❤️‍👩
Jacayl ku guurso


Dalka #India 🇮🇳laba waalid ayaa waxay maxkamad saareen halka wiil kaliya ee dunida ka haystaan. Waxyna ku dacweeyen in wiilkooda uu diiday inuu dhalo cunug ay awoowe & Ayeeyo u noqdaan.

Waxay sheegeen in qarash badan uu uga baxay korinta & waxbarashada wiilkooda - oo ay u direen Mareykanka si uga barto beyloodnimo. Kadibna Aroos weyn ayey u habeeyeen, gaarina wey u gadeen.

Hada maxkamada waxay ka codsadeen in muddo hal sano ah haduu wiilkooda cunug ku dhali waayo inuu bixiyo lacagti lagu so koriyey oo gaareysa 650,000 oo doolar.

Wiilka & naagtiisa ma rabaan inay cunug dhalaan, waalidkana ilaa 6 sano ayey sugayeen.

Akhriste Maxay kula tahay arintaan ?


Waxaan murugooday maalin..
maxaa yeelay taajir ma ihi,markaas ayaan arkay nin tuugsanaya dadka oo gacanta u fidinaya xoogaa lacag ah markaas ayaan yidhi: Alxamdullilah. .

Waxaan murugooday maalin..
maxaa yeelay guri weyn ma lihi,markaas ayaan arkay nin miskiin ah oo jidka iyo dhulka jiifa markaas ayaan yidhi: Alxamdullilah. .

Waxa aan murugooday maalin..
Maxaa yeelay ma lihi gaadhi ,waxa aan arkay wiil yar oo naafo ah oo ku socda kursi curyaanka
Markaas ayaan yidhi:
Alxamdullilah. .

Waxaan murugooday maalin..
maxaa yeelay, ma lihi qurux iyo soo jiidasho, markaas ayaan arkay nin carrab la' iyo mid kale oo dhega la', markaas ayaan yidhi: Alxamdullilah. .

Maalin ayaan murugooday .. sababtoo ah waxba ma haysto, #markaas waxaan arkay dad aan waxba haysan, laakiin faraxsan, qani ku ah faqriga, qurux badan, oo ku qanacsan noloshooda, ammaanaya RABIGOOD,Dhoola cadeyntu wajiyadooda ka tagaynin. .

markaas ayaan si fiican u ogaaday in farxaddu aanay ahayn lacag, guri, baabuur qaali ah ama qurux, ee waa ku qanacsanaanta xukunka iyo qadarka #Alle."❤️

a.a.a...(❁‿❁)☆


Qoys ayaa waxaa udhashay wiil aad iyo ad uqurux badan
markaas ayay ubixiyeen (caadi), tarbiyad iska caadi ah ayay ku
tarbiyadeeyen, markuu lix sano gaaray ayaa waxaa la geeyay
school iska caadi ah oo ay dhigaan macalimiin iska caadi ah
laguna dhigo manhaj iska caadi ah, markuu dhameyay iskuulkii
hoose wuxuu ugudbay iskuulka dhexe isagoo ku baasay
darajooyin iska caadi ah, markuu dhameyay iskuulkii dhexe
wuxuu u gudbay dugsi sare wuxuu ku baasay darajo iska caadi
ah waayo dhakhtiimin iyo akhris iska caadi ah ayuu wax u
akhrisan jiray, wuxuu galay jaamacad iska caadi ah waayo
darjooyin sare oou suurtagelin karta inuu galo jaamacad sare
mahaysto, jaamacadii ayuu dhameyay isagoo ku baasay darajo
iska caadi ah 50%, wuxuu helay shaqo iska caadi (nolol
maalmeedkiisa uu ku heli karo), markuu damcay inuu guursado
wuxuu raadsaday gabadh magaceeda la yidhahdo (caadi) nolol
caadi ahna ku soo barbaartay, markuu guursaday wiilkii 1aad
wuxuu ubixiyay (caadi yarr), gabadhii 1aadna wuxuu ubixiyay
(caadi yarey) (ileen hooyadeed ayaa caadi weyn la yiraahdaa
) nolol iska caadi ah ayuu ku noolaa ilaa ay geeridii u timid,
dhimasho caadi ah ayuu iska dhintay aasitaan iyo duugid caadi
ah ayaa la duugay, markii qabriga la dhigay oo ciida lagu
malaasay ayaa waxa lagu qoray "Halkan waa qabrigii caadi " !!!


🩸@iftiinka_nola🩸


Sheko gosol bdn Hada kahor midko cabtoy ah baa isagoo bus
saaran qaade hees hore oo qadimi ah mrkaasaa nin oday eh
lafadhiye dhahay "wow caadi maahan heestada 20sanoayaa
gadaal ii celise" Mrkaa saa kii cabtooygi aha kudhahay oo
adigu meqa jir baa tahay? Ninkii baa kudhahay 40jire Kii
cabtoygii Kulahaa "sidee u aragtaa hadii aan heesta mar 2aad
kuu qaado oo aan kugu celsho uurka
hooyadaa' Cabtooy wax kasta kafilo


🩸@iftiinka_nola🩸


​​Constipation

(symptom) Difficulty passing stool or diminished frequency of defecation. May be symptom of other conditions

KEY FEATURES:
-Nausea

DIFFERENTIATING SIGNS & SYMPTOMS:
-Diffuse cramps
-Difficulty expelling feces; less frequent defecation then normal for patient

DIFFERENTIATING OBJECTIVE FINDINGS:
-Abdomen bloated and tender
-Hyperactive bowl sounds

COMMON DIAGNOSTIC TEST:
-Labs directed towards cause
-MO may recommend rectal exam for occult blood detection

TREATMENT:
Stool softener: Docusate sodium (Colase)
-Increase water intake
-Increase dietary fiber AFTER relief of Sx




Wiil Yar oo ciyaal Facebook ah ayaa maalin waxaa dhacday in ay Kala Tagaan Hooyadiis iyo Aabihiis markaas ayaa La weydiiyey Wiilow adiga yaad raaceysaa Aabahaa mise Hooyadaa Mid dooro
KuLahaa Waxaan Racayaa Qofka qaato Wi-fi (internetka) xaafadda Yaalo😂😂
@iftiinka_nola


​​Dumarka Ay qabaan raga Caloosha waa weyn waxay badanaa ka cawdaan dhalma la’aan muda badan qaadato, Waa maxay sababtaas?

Drsadan waxay shegtay in arintaas ay sabab u tahay Ragga Caloosha weyn oo wax yar wato iyo iyaga oo aan meel dheer wax geesan karin sababtana waa caloosha weyn ee iska yareeya Ragow bahashaas.

Dhaqtaradan cilmigaas mala qabtaan ?

~GLB WNGSN


​​Nin aniga oo kale ah xitaa ma istaahishid hadhkayga 🌝🏋‍♂."
a.a.a...


​​U fiirso #guulahaaga oo si joogto ah u qor oo u soo noqo mar kasta oo aad rajo ka qabto oo aad dareento #sida ay muhiimka u tahay ee aad ugu hanweyn tahay naftaada." 💛🌈
a.a.a...
@iftiinka_nola


​​Dadku waa laga yaabaa inay tagaan, laakiin waxa ka dhigaya inay gudahayaga ku sii jiraan weligood waa xusuus wanaagsan, oo daacad ah, iyo dareen qurux badan oo ay ku beeraan gudahayaga, mana ka qaadi karno💜

🌸💜🌸
Waxay yidhaahdaan qofku markuu duqoobo waa uu gaboobaa, laakiin dhab ahaantii wuxuu gaboobaa qofku marka nuur naftiisa ku jiray uu bakhtiyo.💜
🌸💜🌸
Waxaad ogaataa in jacaylka #ilaahay dadka qalbigooda geliyo isla markaana aanu isaga mooyee cid kale qaadin. Maqnaansho, ama caado, iyo xataa masaafo toona ma qaadi karto oo kama saari karto💜
@iftiinka_nola
@iftiinka_nola

a.a.a...(❁‿❁)


Depression

Abnormal emotional state; sadness, rejection, worthlessness, despair, and discouragement. May be associated with adjustment disorder or major depression.

KEY FEATURES:
-Patient may present with somatic complaints caused by low mood

DIFFERENTIATING SIGNS & SYMPTOMS:
FIVE of the following criteria daily for TWO weeks:
-Sleep more/less
-Interest down
-Guilt dominant
-Energy down
-Concentration down
-Appetite more/less
-Psychomotor loss
-Libido down
-Suicidal ideation

DIFFERENTIATING OBJECTIVE FINDINGS:
-Appears sad, unkempt, tearful, minimal eye contact, slow movements

COMMON DIAGNOSTIC TEST:
-Depression Questionnaire (SIGECAPS)

TREATMENT:
-Listen
-Encourage proper diet, daily exercise, pursuing pleasurable interest, minimal alcohol consumption; exercise is proven to reduce depression
-Refer to MO -IF suicidal: refer to suicidal ideation


​​Daraasad Cusub ayaa sheegeysa in Gabadha dhabta kuu Jecel lagu ogaan karo in mar uun dartaa ay u ilmeeyso

Halka wiilka dhabta kuu jecel lagu ogaan karo inuu gacan furan yahay.


​​Sawir muujinaya in aanay raggu hal xaas ku eekaan karin.
Waa afar habloood oo walaalo ah oo qurux inay la dhintaan inyar u jira .

Ma isku waafaqnay arrintaas???


​​Waxaan murugooday maalin..
maxaa yeelay taajir ma ihi,markaas ayaan arkay nin tuugsanaya dadka oo gacanta u fidinaya xoogaa lacag ah markaas ayaan yidhi: Alxamdullilah. .

Waxaan murugooday maalin..
maxaa yeelay guri weyn ma lihi,markaas ayaan arkay nin miskiin ah oo jidka iyo dhulka jiifa markaas ayaan yidhi: Alxamdullilah. .

Waxa aan murugooday maalin..
Maxaa yeelay ma lihi gaadhi ,waxa aan arkay wiil yar oo naafo ah oo ku socda kursi curyaanka
Markaas ayaan yidhi:
Alxamdullilah. .

Waxaan murugooday maalin..
maxaa yeelay, ma lihi qurux iyo soo jiidasho, markaas ayaan arkay nin carrab la' iyo mid kale oo dhega la', markaas ayaan yidhi: Alxamdullilah. .

Maalin ayaan murugooday .. sababtoo ah waxba ma haysto, #markaas waxaan arkay dad aan waxba haysan, laakiin faraxsan, qani ku ah faqriga, qurux badan, oo ku qanacsan noloshooda, ammaanaya RABIGOOD,Dhoola cadeyntu wajiyadooda ka tagaynin. .

markaas ayaan si fiican u ogaaday in farxaddu aanay ahayn lacag, guri, baabuur qaali ah ama qurux, ee waa ku qanacsanaanta xukunka iyo qadarka #Alle."❤️

a.a.a...(❁‿❁)☆


​​( من يدر الله به خيرا يفقه في الدين ) 🤲

Nin 62 jir Ah oo u dhashay dalka Ukrain oo lagu magacaabo ( Viktor Barcomenko ) ayaa qaatay diinta Islaamka isagoo sariirta isbitaalka saaran ; wuxuuna u sheegay gabadhiisa inuu doonayo inuu muslimo , sidaas darteed waxaan codsigiisa loo gudbiyay nin Muslima oo Muftiya oo Ashahaadada u qabtay , wuxuuna doortay in loogu yeero magaca " Qadiir "

Ilahow khatumada khayr noogu khatim
Yaa rabbi 🤲




​​Tooshkaan haddii aad kusoo gaadhay, waayeel ayaad tahay.
Markhaatina adiga ayaa iska ah. 😂

Duhur wanaagsan


​​🌷Booska Aabahaa kaa joogo Qoraal ku cabbir?????

FG: waa haddiii uu aabbe kuu noolyahay haddii kale duco umari aabe hawada

Me~aabe waa nool yahy ilaahay ha ii daayo cimrigana ha u barakeeyo iyo walaalaha nagu xiran aabbayaashood dhammaantood

20 last posts shown.