Qoys ayaa waxaa udhashay wiil aad iyo ad uqurux badan
markaas ayay ubixiyeen (caadi), tarbiyad iska caadi ah ayay ku
tarbiyadeeyen, markuu lix sano gaaray ayaa waxaa la geeyay
school iska caadi ah oo ay dhigaan macalimiin iska caadi ah
laguna dhigo manhaj iska caadi ah, markuu dhameyay iskuulkii
hoose wuxuu ugudbay iskuulka dhexe isagoo ku baasay
darajooyin iska caadi ah, markuu dhameyay iskuulkii dhexe
wuxuu u gudbay dugsi sare wuxuu ku baasay darajo iska caadi
ah waayo dhakhtiimin iyo akhris iska caadi ah ayuu wax u
akhrisan jiray, wuxuu galay jaamacad iska caadi ah waayo
darjooyin sare oou suurtagelin karta inuu galo jaamacad sare
mahaysto, jaamacadii ayuu dhameyay isagoo ku baasay darajo
iska caadi ah 50%, wuxuu helay shaqo iska caadi (nolol
maalmeedkiisa uu ku heli karo), markuu damcay inuu guursado
wuxuu raadsaday gabadh magaceeda la yidhahdo (caadi) nolol
caadi ahna ku soo barbaartay, markuu guursaday wiilkii 1aad
wuxuu ubixiyay (caadi yarr), gabadhii 1aadna wuxuu ubixiyay
(caadi yarey) (ileen hooyadeed ayaa caadi weyn la yiraahdaa
) nolol iska caadi ah ayuu ku noolaa ilaa ay geeridii u timid,
dhimasho caadi ah ayuu iska dhintay aasitaan iyo duugid caadi
ah ayaa la duugay, markii qabriga la dhigay oo ciida lagu
malaasay ayaa waxa lagu qoray "Halkan waa qabrigii caadi " !!!
🩸@iftiinka_nola🩸