Munasar Maxamed


Гео и язык канала: Ирак, Казахский
Категория: Даркнет


An exiled Somali journalist who is based in Sweden | Exposes corruption & wrongdoing through real evidence| 📞 +252613666667

Связанные каналы  |  Похожие каналы

Гео и язык канала
Ирак, Казахский
Категория
Даркнет
Статистика
Фильтр публикаций


Degdeg:- Wiil Liido ku dabalaanayay oo maashka xabad looga dhuftey kadib markii ay xeebta gaareen ciidan soo dhoweynaya Abiy Axmed si uu ugu baashaalo badda.

Wiilka ayaa halkaas ku dhintey .


Abiy Axmed oo loo wado xeebta Liido si uu u dabaasho & muuqaal Villada looga dhex duubey isagoo la indha daraandarsan bilcdeeda | Sidee u aragtaa?

https://www.facebook.com/share/v/15zdEcDq8t/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi


Abiy oo indhaha taagtaagaya bal ila arka . https://vm.tiktok.com/ZNdJmC2Jo/


Видео недоступно для предпросмотра
Смотреть в Telegram
Dil naxdin leh oo ka dhacey Caabudwaaq . Subxannalaah


Muuqaalo qarsoodi lagu duubey:- Dadkii hoobiyayaasha ay ku dhaceen oo aan helnay ilaa & lix guri | AS oo dhex carartey Balcad & Muqdisho oo abiy lagu soo dhoweynayo|

https://www.facebook.com/share/v/1GzWAb9MhX/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi


Shaleyna dowlada maanta AS | Waa tusaalaha cad ee muujinaya sababta ragan loo ciribtiri la'yahay inay tahay qiyaanoolayaasha nagu dhex jira |

https://www.facebook.com/share/v/17SFLzzWG5/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi


Degdeg:- Rasaas & dhawaq xoogan oo ka horeeyay ayaa laga maqlay Ceelasha Biyaha .

Dadka ayaa ku sheegaya rasaasta iney u muuqato Dagaal


Anikoo ah xasan jimcaale waxaa ika ma qan Gabadhan waxayna eka luntay Galabta waxay kasoo luntay yaqshiid xafada siisi Geedka caanabooraha
Numberka 615854612

63.4k 0 0 167 327

Nin culus Ayaa kusoo biiray Ciidanka Booliska Soomaaliyed Col. ilyaas Cagaweyne wuxuu kamid ahaa Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxalagu xasuusta Dagaaladii khawarijta lagu jabiyey ee Gobalka Mudug waana sargaal qibrad badan dhanka Amniga wuxuuna lasoo dhaqeeyey Kumaandooska Danab iyo Qaybta 21aad ee Ciidanka XDS.

maadaama laga maarmi waayey qibradiisa iyo waayo-aragnimadiisa dhanka Amaanka waxaloo wareejiyey Ciidanka Booliska Soomaaliyed.

Soodhawoow Kornee iIyaas.


Birmade & Abiy Ahmed boor ah ayaa laga taagey Muqdisho .

Horta waan illaawe maxaa lagu heystay gabadhii heesta qaadey ee xittaa la isku xaniya taabtey arinkeeda?

Jidad aan la dhaqi jirin xittaa xaley illaa maanta waa la nadiifinayaa.


Ragii saaxibada ahaa oo deb uu ka dhex ololey.

https://www.facebook.com/share/v/168WBXdg9L/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi .

63.5k 0 0 161 259

Update :- Saddex qof ayaa ku dhaawacantey shilkan

68.3k 0 0 156 215

Degdeg:- Afgooye & Lafoole inta u dhaxeysa waxaa ka dhacey shil aad u xun . Waxyeelo ayaa jirta.

67.7k 0 0 128 350

Waa Muuqaalka kooban marka xabada uu ku dhuftey askariga kale .


Degdeg:- Dil ayaa hadda ka dhacey D/Deyniile . Askari ayaa lagu diley waxaana diley askari kale .

63k 0 0 100 178

Xaafada Carafaat.


Qalbi jab:- Bal kawaran Gurigooda hortiis ayaa lagu dhacayaa dhalinyaradan? Xaaladu waxay mareysa in xittaa laguugu soo galo qolkaaga jiifka |

Adiga ayaa yaabaya sida ay u dhacayaan qorigana qalka uga gelinayaan inta ka daawo .
😳👇
https://www.facebook.com/share/v/1DyfZcNq3B/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

66.3k 0 0 121 312

Видео недоступно для предпросмотра
Смотреть в Telegram
Tuugada ariga xada oo ku soo kordhey Muqdisho .


Asc epow wilka oo solumay ayaa ka haynaa deg yaqshiid gaar ahn siinaay magca Saadaq osmaan Farah

Wac telkan +252 61 2290369



Показано 20 последних публикаций.