Sheikh Cabdirraxman Garaad


Гео и язык канала: не указан, не указан
Категория: не указана


"Waa Kanaal Ugaar ah Baahinta Duruusta iyo Muxadaraadka Sh Cabdiraxman Garaad"

Связанные каналы  |  Похожие каналы

Гео и язык канала
не указан, не указан
Категория
не указана
Статистика
Фильтр публикаций


👉Waxaa gabaabsi ah oo Sii guraya Daacadnimadii Waxaana badalay:Luqaafo,Luggooyo,Mishin,Shirqool iyo dhibaato -Ankee Ka-imaan Kuwaad is-leedahay Waa Kula-Aragti,Dunidu Maanta Maahan Tii shalay oo Waxaa Tuban oo Daadsan Qodxo kabadan intaad Fileyso, ayna Daadin Karaan Dad Aadan Kafileyn Ama Aad Dugaashaneysay☝️


👉ikhlaas,Daacadnimo,Dadaal Aan Wax Lareeban iyo Dulqaad dhab ah: Waa Maalgalinta Usarreysa ee Dacwada Towxiidka iyo Sunnadu Ubaahantahay inta Hadhayna intaas beey Daba-taale Ogaada☝️


👉Xilligii Al-ittixaadka: Dahabkii Ay Xidhnaayeen Gabdhihii muslimaadka Ahaa Ayaa Lagu garab-istaagay Tayaarki islaamiga ahaa iyo Dacwadii Lawaday, gabdhihii iyo gabdheey Sii dhaleenba Waa Joogaane Lasoco, Ragbeey La’yihiin Mara Halkii Lagasoo Rogmaday.☝️


👉Dagaalkii Axzaab Saxaabo Kun kabadan iyo Nabi Muxamed(s.c.w.)-Ayaa lakulmay Baahi Daran Ayagoo Xaqq Kutaagan lkn Nabigu(s.c.w)Asagoo Og in Alle Toos Ugu-gargaari Karo Ayuu Hadana Kimis-yaro Taallay Gurigii Abuu-dalxa Dalbay Kadibna Kutufay Allena Wuu Karaali Noqday iney barakowdo oo badato.
👉waa Sidaa Dacwada Curdunka ah Waxaa Lagu bilaaba ikhlaas Waxey Kubulaasha Aqbalka Alle.☝️


👉Masaajida yar-yar iyo Madaarista Burbursan oo Waliba Luuq-yar Kuyaal lkn Towxiidka iyo Sunnada Lagu Faafiyo Ayaa ka-kheyr badan Masaajid iyo Maraakiz Waaweyn oo Baadilka Lagu difaaco,Xaqana Lagu duugo,
👉Ufiirso Aayadan:
👈لَقَد رَضِيَ اللَّهُ عَنِ المُؤمِنينَ إِذ يُبايِعونَكَ تَحتَ الشَّجَرَةِ فَعَلِمَ ما في قُلوبِهِم فَأَنزَلَ السَّكينَةَ عَلَيهِم وَأَثابَهُم فَتحًا قَريبًا..
👉Alle Waxuu Raali Kaga Noqday Geed Hoostii ee Maahan Qasri Hoostii Xulashaduna Waa Mabda’a iyo Dadnimada ee Maahan Daaraha☝️


👉Ninwalba Xarragada Haduu Dib-dhigi Lahaa, Xorriyadda Hormarin Lahaa, Xikmadu Guul beey Noqon Laheyd,Gaalana Weey jabi Laheyd, guulna Waa Laheli Lahaa….!


👉Maxaan Qaban Karnaa?Xageen Kabilaabi Karnaa?Sideen Ubilownaa?,Yaan Kaashannaa?Maxaan Laga Maarmin?Maxaanse Kaheli Karnaa?Jidkeen Umarnaa?Maxaan Kala Kulmi Karnaa?Sideen Uxalinaa?
👆👆👆
👉Waa Su’aalaha Wiilasha Nabi Muxammed(s.c.w)Jecel Hamigiisana Xambaarsan ay Tahay iney isweydiiyaan?


👉Kumanaanka Masjid,Maraakiz,dhaqaale,Warbaahin iyo Fursadooyinka badan ee ay Heystaan Maanta Ehlu-bidaca Si’ay bidcadooda Usuuq-geeyaan Una-Lumiyaan Wax-magarata,-iyo Sida ay dhulka Utaalo Dacwada Xaqqa ah: Ma-Xikmad Alle iyo Qadarkiisa Koonkan Mise Gaabin iyo Dayac Xageenna ah.⁉️


👉Caqiidada Towxiidka ee Saliimka ah Waa Midii Mideysay isku Hadafna Kadhigtay Bilaal iyo Abuu-bakar…Waana Manhajka Aakhiro ee Ka-hufan Damac Aduun iyo Dun-Qaraabo.☝️


👉Waxan Ogaa Haduu Nin ictisaam ah Tuulo Cidlo ah Kuqabanayo muxaadaro in Looga iclaamin jiray Nairobi jigjiga Kismayo iyo Magaalo kasta Midow iyo iskuxirnaansho Awgeed lkn Maanta Weey is Lacnadayaan Waxba Qosolka beenta Yaanu Kudagin Waa in Yaroo Aduunyo ah Waxa isku-haya Ayaduna Weey go’i….!


👉Takfiirka Waxey isku Hayaan iskuul ilmaha Mageysan Karnaa Ama Macalin Gaar ah Ma-uqabsan Karnaa?
Hantiilayaashi Maalgalin jiray Weey Khilaafen Odeygi Mxmud Nuur(Mas’alo sharci ah).
👉Ictisaam;waxey isku hayaan Mu’tamarada Aan Wada Qabsanno c/risaq Jiirna Kamadax baneyno oo balaarino.(Aduun)..
👉Jadiidiyo Waxey isku-hayaan: Toos Aan Ucadeysano dhamaanteen Nacamleynta Madaxda iyo Mayee Aan idinka danbeynee Adinka Sii Taga(Aduun).Waxey Ukala jabeen 2 ilaa 3garab…
👉isku-soo Wada Duube Halkaa Waxaa iiga baxay in Lagaaray gaba-gabadii baadilka Xaqiina Soo ifayo inshaAllah.☝️


👈تَحسَبُهُم جَميعًا وَقُلوبُهُم شَتّى ذلِكَ بِأَنَّهُم قَومٌ لا يَعقِلونَ.
👉Aan burburkooda Kaga Faa’ideysano Midnimo dhexdeena ah, jaceyl iyo is-ixtiraam, iskaashi iyo Alle Dartii isku Walaalsano, Dadaal iyo Dajinta Qorshayaal Fog oo Lagu Gudbin Karo Caqiidada Saliimka ah, Waa Fursad Aan Horey Noo Soo Marin.☝️


👉Waxaa isoo gaadhay: Takfiirki iney Kala jabeen,
Sidoo Kale icyisaamki Uganda iyo Nairobi bey kukala qabteen Laba Mu’tamar oo is-garab Ordaya,Jadiidiyana darraad beeyba isrifeen oo Waxba iskuma hambeyn.


Репост из: Sh C/Raxman Garaad Cali
👉"ixtiraamku Waa Toban Qeyb: Sagaal Kamid ah Waa Aamusnaan, Halka Soo Harayna: Waa in Loo Tanaazulo Kuwa ay Garashadu Kuyartahay"☝️


👈" اذا بلغ الرجل أربعين سنة، ناداه منادٍ مِن السماء: دنا الرّحيلُ، فأعدَّ زادًا "😢

[📓روضة العقلاء (52)]


Репост из: الــفــوائــد الـنــافــعــة
👈[عِنايةُ الدّينِ ورِعايتِهِ مِن المرءِ تأتِي بَعدَ فهمِ مسؤوليّتِهِ فِي ذالِكَ وليسَتْ مُتحدّيَةٌ بالسّنِّ ولا بِالعلمِ إنّمَا هِي التّوفيقُ وٱختِياراً مِن عندِ اللهِ، وإن كنتَ مِمَّن قامَ فِي ذالِكَ فقُل إنّنِي هدانِي ربِّي إلى صِراطٍ مُّستقِيمٍ.] 👉

مِن مَعالِي الشّيخ عَبد الرّحمَن غَراد عَلي أَبُو عُمَير الصُّومَالِيِّ.


👈قال الإمام ابن القيِّم رحمه الله:-
"وقد شاهدَ النّاسُ عياناً، أنّهُ مَن عاشَ بِالمَكْرِ، ماتَ بِالفقر."
-إغاثة اللهفان (٣٥٨/١


👉Labo qolaba Towxiidku Wuu dhibaa:
1:Qolo Qalbigoodu Qabiilku Kuweyn-yahay…
2:Qolo Aduunyadu Kala-Qiimo badantahay Aakhirada.☝️


👉Mashruuca Ladagaalanka Nuurka islaamka Si'-Maalinle ah Ayuu Udhacaa, Alle Hadaanu Ahaan Laheyn islaamku Maba Jireen waayo Muslimiinta Maanta Badankood weey Hagradeen Difaaca islaamka.😢



Показано 20 последних публикаций.