Munasar Maxamed


Kanal geosi va tili: Iroq, Qozoqcha
Toifa: Darknet


An exiled Somali journalist who is based in Sweden | Exposes corruption & wrongdoing through real evidence| 📞 +252613666667

Связанные каналы  |  Похожие каналы

Kanal geosi va tili
Iroq, Qozoqcha
Toifa
Darknet
Statistika
Postlar filtri


Adeerkan waayelka ah ayaa lagu haya xafada Suuqa xoolaha gaar ahaan Carto Marka magaciisana wuxu ku sheegay in lagu magacaabo xasan la xiriir 610448755


Video oldindan ko‘rish uchun mavjud emas
Telegram'da ko‘rish
Cirbad ayuu isku mudey . Dadkan xal degdeg in loo helo waaye


Mucjiso ka dhacdey Zayidka markii debku uu kakacey https://www.facebook.com/share/v/1DiJecwGbJ/?mibextid=WC7FNe


Video oldindan ko‘rish uchun mavjud emas
Telegram'da ko‘rish
Halkan waa Zayidka & Korontada Beco .


Dhacdo quus ah :- Dad ku dhintey dalcada C/Qaasim mana ogid kawaran ? Labo saacadood oo xiriir ah ayay nafta la xarbinayeen .

https://www.facebook.com/share/v/15kn8hLd6b/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

33.7k 0 0 164 252

Muqdisho:- Arin qatar ah oo dad badana ay ku dhiman karaan kuwana durba loola cararey isbitaalada | Maxaa looga aamusan yahay ?

https://www.facebook.com/share/v/1AtngpCzRS/?mibextid=WC7FNe


Sii gudbi .

34.9k 0 0 178 224

Sida hooyada dhashay wiilkan oo Jabuutiyaan ah ay sheektey waxaa sidaan u galey wiilkan waa dumaashigeed.

Wiilkan waa bah gooni ah waxayna sheegtey in uu si xun u garaacey isbitaalkana ay hadda la joogto wiilkan yar .


Video oldindan ko‘rish uchun mavjud emas
Telegram'da ko‘rish
Degdeg :- Shil ayaa hadda ka dhacey iridka hore ee Airportka Aadan Cadde . Gaari Amisom leedahay & mid Filler ah ayaa isku dhacey .


Nin bajaajle ah iyo mid watey gaadiidka yar yar ayaa jug isku dhaheen ka dib inay is dagaalaan ayay gaareen, marki taraafiko soo kala dhex gashayna midkii bajaajlaha ahaa taraafikadii ayuu la dagaalay goobtuna waa Isgooska Digfeer


Video oldindan ko‘rish uchun mavjud emas
Telegram'da ko‘rish
Deb-demis la’aanta dhibkaan ayay leedahay .

45.5k 0 0 152 349

Kaaraan rag hubeysan oo guryaha dadka ugu galaya iyagoo leh keena Canshuurta .


Video oldindan ko‘rish uchun mavjud emas
Telegram'da ko‘rish
Seebiyano




Walalkaan soomaliyeed sawirkiisa idiin muuqda waxaa ka lumay bassaborkiisa muhiim uu u yahay qofii arkaa abaal marin ayuu leeyahay.

FG: waxa uu ku lumay erayada xamar wayn ilaa wadadad dakada .

Qofkii arka abaal marin ayuu leeyahay.

Lambarka: 0615188681


Subxannallaah musiibo weyn oo hadda dhacdey & qoys ka kooban 7 oo kuligood oo meyd ah loogu dhex tagey gurigooda dhaxdiis |

https://www.facebook.com/share/v/1BGtsykqxV/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

66.2k 0 0 332 496

Degdeg:- Rasaas culus ayaa ka dhaceysa dhanka Isgooyska baar ayaaan ee janaaral daaud ee dagmada warta nabada.

Ma cadda cida isheysata.


Kiis ka dhex jira xabsiga dhexe oo aan dhammaanteen ku cadaab mudan karno haddii aan ka aamusno kaasoo aad loo qarinayo .

https://www.facebook.com/share/v/1E4RLj4FDV/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

71k 0 0 187 462

Wadada ayuu kudhacay wuu suuxay waana Aabe waayel ah oo ciddiisa la aqoonsan weli .

71.5k 0 0 132 587

Dagaal qaraar oo u dhaxeeya Beelo walaalo ah kalana ah AB & XW ayaa socda waxayna dhinacyadu Iska dileen dhowr qof .

Sidaan sax ma aha walalaaha wax kala dhex gala Alle hakeeno.

Aawey dowladii?

76k 0 0 939 900

Degdeg: Shilkan ayaa ka dhacey Maanabooliyo. Bajaaj & Feykon ayaa isku dhacey .

20 ta oxirgi post ko‘rsatilgan.