📚 Ogeysiis Buug Akhris! 🌟
Caawa xilliga geeska afrika waxaan isla gorfayn donnaa buugga ah:
📖 ARAGTIDA NIMCADAHA NACLADAYSAN
✍️ Qoraa: Dr: Sadiq Enow
📄 Boggaga: 149
🎙️ So jeedinta: Xubnaha naadiga...
🗓 Taariikhda: 28/02/2025
⏰ Wakhtiga: 8:00 PM
👉 Fariin Gaar ah: qof walba oo jecel akhriska ayaa kasoo qeyb gali kara.
🎁 Kulanka lagu gorfaynayo buugga waxuu lagu qaban doonnaa Kanaalka weyn ee
@somalibooks insha'allah.
📖 Ku biir doodda oo ka faa’iideyso! 😊