Dajiye articles


Гео и язык канала: не указан, не указан
Категория: не указана


Ku soo dhawoow "DAJIYE ARTICLES" waxan ku soo gudbinaa mowdocyo kala duwan isla markaana sameen ku leh dadyowga somaliyeed qaasatana dhalinyarad

Связанные каналы

Гео и язык канала
не указан, не указан
Категория
не указана
Статистика
Фильтр публикаций


Masaajidu waa guri Alle lagu caabudo, Waa goobo uu Nuur ka baxo. Shaqo aan ka ahayn in Alle lagu wayneyoo uun mooye wax kale laguma qabto. Waxaase ugu fiican Masaajida kuwa aan SİYAASAD lagu maamulin. Masaajidku siddiisii waa in uu noqdaa goob ay u wada siman yihiin dhammaan Muslimiinta. Waxyaabaha layaabka leh ee maanta la arkayo waxaa kamid ah, Masaajid dhexdisii qol xafiis oo kale ah uu ku yaalo, Oo laga soo saaro go'aanada lagu maamulayo Masjidka, Sidda Goorta Masaajidka la xiraayo, Goorta Masjidka la furaayo, Cidda ka qudbeyso, Cidda Masjidka loo diidi doono haddii ay microphone-ka qabsato. Masaajida Noocani ah qofka in uusan ku tukanin balse u ku tukado masaajida Muslimiinta uwada furan in uu ku tukado ayaa u wanaagsan.


Laakiin Masaajida maanta dunida ka jiro qaarkood waa sidda Xarrumo ganacsi oo kale, Dad gaar ah ayaa Masjidka iska leh, Waqti cayiman ayey masjidka furaan, Dad qaas ah oo keliya ayaa Masjidkaa ka hadla, Laakiin wixii Lacago Sadaqa ah SHACABKA AYAA BİXİNAAYO. 😂 Maxay u diidaan Masjidka in Camerooyin lagu xiro oo 24 saac habeen iyo Maallin uu iska furnaado,Qofkasta hasoo galo, Xitaa Nasiino ahaan dadka ha usoo galeen iyaga oo Salaad aan tukaneyn (Lagayaabe in ay hanuunaan-Goob Nuur ah ayey soo galeen).

Maanta waxaa jiro Masaajido mamnuuc ay ka tahay qof in uu Ummada wax waydisto. (Qof dhibateysan). Dadka fikirkaan aaminsan waxaa ay u doodaan (Dadkani dad ku shaqeysta qaabkani in ay tahay). 😂 Maxaa ka galay waaye İmaamyada Masjidka.

Si kooban: Masaajida Protocal gaar ah lagu maamulo waxaa ka fiican oo ka daacadsan masaajda shacabka ay wada leeyihiin, Masajidkaasi Protocolka leh waxaa wanaagsan in aanaba lagu tukan, Oo qofka aado masaajida Muslimiinta oo dhan ay u wada leeyihiin. Masaajida Protocolka leh waxaa ay bilowdeen kadib soo shaacbixidii Calmaaniyada ileen masaajida looma ogolo qofkasta in ay ka hadashe, İmaam gaar ah oo dowladu magacowday keliya loo ogolaa...Maantase aad ayey masaajidani u faafeen.


okay ignore me, but one day you're going to miss how much i cared 😡

Dajiye article's






Nebiga SCW waxaa uu dhahay; ''Maalmaha İsbuuca waxaa ugu fadliga badan Jimcaha Haddaba Maallintaasi İn badan aniga iigu soo saliya, Salawaadkiinii waaa la isoo bandhigaa''. Faa'idooyin iyo fadli badan ayuu leeyahay Salliga Nebiga SCW. Qaababka loogu saliyo Nebiga SCW aad ayey u badan tahay, Qaabka ugu sahlan ugu fudud uguna gaaban waa ''Allahuma Salli Calaa Muxammed''


Dhamaanteena waxaad tagi donaa boos uu qof walba ku kasbaday waxa uu maanta sameeyay lagana awaal marin doono daqiiqad walba uu dunida joogay waxaa uu sameeyay ha sugin bari ayaad bixi donaa iyo maanta ayaad bixi dontaa Mar uun waad ka tagi dunidaan quruxda badan leh noqo mid uu alle raali ka noqday amaradiisana aduunyada ku adheecay walidkiisana baari u noqday

@Dajiye Article's


Waxaan waayey wax walba I farxad galin jiray marka aan dortay in aan ka fikiro imaanshaheeda 🥺

@dajiye Article's


Maxaad ka ogtahay Gabadha ugu Gadhka weyn Dunida??

Buugga dhacdooyinka layaabka leh lagu ururiyo ayaa lagu daray sannadkii 2016kii haweenayda loo aqoonsaday midda ugu gadhka weyn haweenka adduunka wakhtigan ee ugu da’da yar. Inkasta oo ay jiraan haween gadh weyn lihi haddana waxa ay Harnaam Kaur noqotay oo loo aqoonsaday haweenayda ugu da’yar ee uguna Gadhka weyn.

Harnaam Kaur oo 32-jir ah ayaa noqotay haweenay la baxday gadhka ragga oo ay in muddo ahna dhaqaalaynaysay oo aanay markaliya xiirin kadib markii la sheegay in khalal ku yimid hormoonadeedu sababeen in timo saa’id ahi ka soo baxaan wajigeeda iyo laabteeda.

Harnaam Kaur oo ka soo jeeda deegaanka Slough Berkshire ee dalka Ingiriiska ayaa dhalatay sannadkii 1990-kii waxaanay dhakhaatiirtu sheegeen in jirkeeda uu ku badan yahay hormoonka kobciya timaha waxaana jirkeeda ku badan timo badan illaa garkeedu la mid noqday gadhka ragga.

Halkan Uga yeedh Qof aad garanayso oo ay ka gadh wayntahay Gabadhani!!!


Репост из: Dajiye articles
Bani aadamku maadama uu u jilicsan yahay in shaydaanka uu duufsado iyo in qaladaad ay ka dhacaan waxaa lasiiyey fursado badan xitaa heerka fursadaha bani aadamka la siiyey sidda loogu laba jibaaray qofka marka uu arko qofka waxaa uu dhahayaa ''Alxamdulilaah fursadahani oo dhan haddiiba Alle uu ina siyey''. Maanta majirto qof aanan qalad ama dembi uusan ka dhicin, Qofna ma oga dembiyada uu galo heerka ay la egyihiin. Waxaa uu Nebiga NNKH uu dhahay ''Waxaa jirto tasbiix haddii 100 jeer oo keliya laga aqriyo DHAMAAN WİXİİ DEMBİ AH aad soo gashay from maallintii aad dhalatay ilaa iyo hadda waala cafinayaa''. 0 dembi (Qof bilaa dembi ah ayaa noqoneysaa). Waana (سبحان الله)


Bani aadamku maadama uu u jilicsan yahay in shaydaanka uu duufsado iyo in qaladaad ay ka dhacaan waxaa lasiiyey fursado badan xitaa heerka fursadaha bani aadamka la siiyey sidda loogu laba jibaaray qofka marka uu arko qofka waxaa uu dhahayaa ''Alxamdulilaah fursadahani oo dhan haddiiba Alle uu ina siyey''. Maanta majirto qof aanan qalad ama dembi uusan ka dhicin, Qofna ma oga dembiyada uu galo heerka ay la egyihiin. Waxaa uu Nebiga NNKH uu dhahay ''Waxaa jirto tasbiix haddii 100 jeer oo keliya laga aqriyo DHAMAAN WİXİİ DEMBİ AH aad soo gashay from maallintii aad dhalatay ilaa iyo hadda waala cafinayaa''. 0 dembi (Qof bilaa dembi ah ayaa noqoneysaa). Waana (سبحان الله)






Dadku waxaa ay iska rabbaan intoodii badan ''Haddii ay duceystaan si dagdag ah ducada looga aqbalo, Haddii dhib uu qabsado in si dagdag ah dhibkaasi Alle uu uga qaado''. Laakiin caqli xumada dadka badankoodii haysa ayaa waxaa ay tahay isma waydinayaan ''Horta Adiga xiriirka aad Alle la leedahay intee ayuu la egyahay, Xaqiiqdii ma tahay qof wanaagsan oo u qalma in wax lasiiyo, Wixi lagaa reebay maka hartaa, Ma sameysaa wixii Alle ku faray, Ma haysataa Credit waxyaabo Alle weji aad uga sameynayso....İwm''. Haddii waxyabhaas oo dhan aysan jirin haddaba su'aasha adiga aan ku waydinaayo waxaa ay tahay ''Qofkaasi sabab noocee ah ayaa wax lagu siiyaa, Dhinac kasto haddaaad nolashiisa ka fiiriso wax u saxan majiraan. Adigu deyn masiin lahayd qof deyntii hore ee aad ku lahayd aanan weli iska bixinin?

Haddii aad fiiriso Adoomada sidda gaarka ah Alle uu u amaanay sifaadkoodii waxaa kamid ah ''İn ay si joogta ah Alle u xusuusan yihiin, Wax weliba waxaa ay ku dadalayaan Alle raali ahanshihiisa darteed in ay u sameeyaan''. Quraanka kariimka waxaa ku jirto Aayad Alle uu ku leeyahay ''Aniga i xusa, Aniguna waan idin xusi doonaa''. Haddii aad Alle ilowdo, Adigana aduunka iyo Aakhiro waalaguugu iloobayaa, Sababtoo ah ma haysatid hal sabab oo laguugu soo xusuusto...

Bilowgii Alle dartii wax u samey, Oo wanaaji xiriirka adiga iyo Alle idinka dhexeeyo, Kadibne noqo qof nolasha aduunkana ku raaxeysanayo walwalna Alle xaggiisii aanan ka qabin. Xitaa walwal kasto ee nolasha aduunka kusoo wajaha meel aadan filaneyn wado uun ayaa kuu furmeysa, Sababtoo ah Alle ayaad isku xirtay, Maallinta aad dhibaateysan tahay marnaba kuma iloobayo. Laakiin maanta dad nolashoodii iyo xiriirkoodii Alle uusan wanaagsaneyn ayaa Alle ka rajeynaayo hadba waxaa ay iska jecel yihiin si dagdag ah in lagu siiyo (İnkasto Alle fadligiisu waasac uu yahay cidda uu doonana uu siiyo) Haddana dadka dadaala way ka jaanis fiican yihiin mar weliba kuwa kale. Wadooyinka aad Alle mar weliab aad ku xusi karto waxaa kamid ah ''TASBİİXDA''.




Репост из: LAB UPDATE
🉐 NEW TRON DOUBLER SITE
------------------------------------------------
✔️ Instantly Payment Available
✔️ Daily Free Tron Earning
------------------------------------------------
☢ SiteLink:
https://investswap.io/r/33342
------------------------------------------------
🔻 INVESTMENT PLAN:
------------------------------------------------
✅ 400% Profit 1 Days
✅ 600% Profit 1 Days
✅ 800% Profit 1 Days
✅ 999% Profit 1 Days
------------------------------------------------
♨️ Minimum Deposit: 5 TRX
♨️ Minimum Withdraw: 5 TRX
♨️ Referral Bonus: 15% Instantly
------------------------------------------------
🉐 SiteLink:
https://investswap.io/r/33342










*Si Fudud lacag u samee adigoo online ah , Kaliya ka jawaab su'aalo fudud oo samee Lacag 60$ maalin kasta* *KUSOO BIIR HADA* :-- t.me/SOM_EARN

Показано 20 последних публикаций.

213

подписчиков
Статистика канала