Assalaamu calaykum waraxmatullaah.
Saaxiibbadeena qiimiga badan isbadal yar ayaan doonayay in aan idinla wadaago, Telegram horey umuusan lahay Reactions. Lkn si aan postiyadeenna Reactions ugu samayno waxaan isticmaali jirnay bot arintaas qaabilsanaa.
Lkn hadda Telegram ayaa soo saaray Reactions-kii taasoo sababaysa in laga maarmo qaabkii hore.
Marka la eegana 2bada nooc waxaa aad u fudud ugana qurux badan midkan danbe ee Telegram soo saaray. Markaa hadda kadib postiyadeenna waxaan u isticmaali doonaa kuwa Telegram qofkii doonaya inuu like ama wax kale saaro qoraaladeena kuwan ayuu adeegsan karaa.
Laga yaabee qarkiin inaysan arag Reactions-kan cusub ee Telegram soo kordhiyay taas waxaa sababaysa Appkiinna oo aan
Update ahayn. Waxaad ka update garaysan kartaa Play store ama App store, ama qaab fudud adigoon Telegram ka bixin waxaad ka degsan kartaa Kanaalka Rasmiga ah Ee Ay soo dhigaan Update-yadii u danbeeyay