Somali Books 📚


Гео и язык канала: Сомали, Сомалийский
Категория: Книги


asc بســــــــــــم الله الرحمن الرحيــــــــــــم
Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh.
Youtube:
https://shorturl.at/auGJZ
Diclamer:
https://teletype.in/@somallibooks/xxdB5C4rjGf
@Tusmobook

Связанные каналы  |  Похожие каналы

Гео и язык канала
Сомали, Сомалийский
Категория
Книги
Статистика
Фильтр публикаций






📚Cilmiga Nafaqada

Bugaan wuxuu ku saabsan yahay dadka Nafaqadooda. Cabiraadda heerka nafaqada dadweynahuna waa mid ka mid ah Tusaalaha ugu muhiimsan ee lagu ogaado baraaraha/horumarka ee bulshada.


🏙💪 Mana jirto meel ay uga muhiimsan tahay waddamada ay naafeeyeen dhibaatooyinka iyo mushkiladaha, sida Soomaaliya oo kale. 🇸🇴💔

Maqnaanshaha ilaha kale ee xogta asaasiga ah ee Soomaaliya ayaa baahida loo qabo in la helo macluumaad wax ku ool ah oo la xiriira heerka nafaqada sii kordhaya.
📊📈 Hay’adaha dawliga ah iyo kuwa aan ahaynba waxay ururiyaan, daaraasiin, oo ay isticmaalaan macluumaad. 📚🔍

Kororka xaddiga nafaqodarada dadka Soomaalida ah (oo ay ku jiraan Soomaalida ku dhaqan wadamada deriska ah sida Itoobiya 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪) ayaa keentay in falanqayn dheeraad ah lagu sameeyo sababaha keenaya nafaqodarrada.
🤔💭

Iyadoo ay qayb ka ahayd balaanqaadkii Hay’adda Beeraha iyo Cuntada ee Qaramada Midoobay
🌍🌱, waxaa muhiim ah in la xoojiyo dadaallada loogu jiro xallinta mushkiladaha nafaqada.


📌Maanta oo kale, bishii Ramadaan:


Sanadkii 463H, ciidankii Muslimiinta oo ay hoggaaminaysay Dowladdii Salaajiqada iyo Suldaankeedii Muxammad Alp Arslan ayaa jab xooggan gaarsiiyay Boqortooyadii Bizaantiiyiinta, oo uu hoggaaminayay Boqor Romanos IV Diogenes, dagaalkii Malazgirt (Maladkirid). Guushan waxay billow u noqotay furashooyin badan oo ay Muslimiintu ku furteen dhulka Anatooliya.
📌Maanta oo kale, bishii Ramadaan:


Sanadkii 658H, waxaa dhacay mid ka mid ah dagaalladii ugu waaweynaa taariikhda Islaamka—Dagaalkii Caynu Jaaluut—dagaalkaas oo jab xooggan lagu gaarsiiyay Tataarkii (Mangooliyiinta) ee kusoo duullay dhulka Muslimiinta. Dagaalkan waxaa hoggaaminayay Suldaan Sayfuddiin Qutuz, oo ahaa Suldaankii Dowladdii Mamaaliikta. Guushas waxay dib usoo celisay awooddii iyo kalsoonidii Muslimiinta.


📌Maanta oo kale, bishii Ramadaan:


Sanadkii 927H, ciidankii Cusmaaniyiinta oo uu hoggaaminayay Suldaan Suleymaan Al-Qaanuuni ayaa duullaan ku qaaday Belgrade, oo markaas hoos tagaysay Boqortooyadii Hungary. Kaddib dagaal xooggan, Muslimiintu waxay qabsadeen magaalada, taasoo xoojisay xukunka Cusmaaniyiinta ee Bariga Yurub.
Dhammaan taariikhdaas iyo dagaalladaas waxaad si faahfaahsan uga akhrin kartaa buugga Geesiyaal Taariikhda Galay

📥 Download


📲 Somali Community 2025 ✨🌟
📢 Explore the Best of Somali Content! 📢
🕌 Diini & Iimaan 📿
📌 @Al_xakiim
📌 @Quruxdaislaamka
📌 @Hidaayatu_Rabi
📌 @hogaan_Dumar
📌 @Dhaqan_wanaag
📌 @TAMARSIINTARUUXDA
📌 @Diinteenna_Macaan
💘⚀⸻⃟⟢
✨𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢
📌 @XikmadoSom
📌 @Dhiiragaliye
📌 @AishaAhmed99
📌 @QalbiDhaye143
📌 @kalimakariim
📌 @xaqiiqadanolosha
📌 @Albaanichannel252
📌 @Ruuxda
📌 @dareenbulsho
💘⚀⸻⃟⟢
🦋𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔 & 𝗢𝗥𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢
📌 @Dareen_side
📌 @Hasancaashaq
📌 @Mohametahmed
📌 @Noqoxiddig
📌 @DunnidaSuugaanta
📌 @qalbiyadeena
💘⚀⸻⃟⟢
📚𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡 & 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗔𝗟𝗢
📌 @maanhage
📌 @farsamada
📌 @KobciAqoontaada2
📌 @guuleyso11
📌 @Somalienglish
💘⚀⸻⃟⟢
📖𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 & 𝗠𝗔𝗞𝗧𝗔𝗕𝗔𝗗
📌 @somalibooks
📌 @Somalilibrary
📌 @kobciyebooks






Dawladda Eritrea ayaa noqotay waddanka keliya ee ku yaalla Bariga Afrika ee aan dareemin saamaynta ka dhalatay deeqihii ay goosatay dawladda Maraykanku gaar ahaanna gargaarkii ay bixin jirtay Haayadda USAID.


Eritrea waxay Haayadda Maraykanka gargaarka dibadda u qaabilsan USAID dalkeeda ka eriday sannadki 2005-tii, taas oo u sahashay in 20 sano ka dib aanay dareemin Qamanidiid uu Maraykanku goostay oo si weyn u sameeyey waddamadii ku tiirsanaa ee Qaaradda Afrika.


XARFAHA CARABIGA 2025 (1).pdf
2.6Мб
Buuggan waxaa lagu baranayaa Xarfaha Carabiga oo la Buuxbuuxinayo iyo inta hab ey u qormaan.

#qoraa @Barubadkaaga




Buugga Waxaad Tahay Saxaabiyad

━━━━| 👉 Download |━━━━

ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy

❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀


FADLIGA LAYLATUL QADRIKA.pdf
625.2Кб
Fadliga Laylatul Qadriga😊

━━━━| Booqo👉 Qeysar |━━━━


Fadliga Laylatul Qadriga😊

━━━━| Booqo👉 Qeysar |━━━━

ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy

❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀


Buugga Geesiyaal Taariikhda Galay😊

Kala dag halkaan📥 Download

ɴᴀɢᴜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀ ᴅʜɪɪʀɪɢɪʟɪɴ ᴀy ɴᴏᴏ ᴛᴀʜᴀy

❤️ 𝗟𝗼𝘃𝗲
👍 𝗟𝗶𝗸𝗲
💬 𝗖𝗼𝗺𝗺𝗲𝗻𝘁𝘀


Sida Udemy,Coursere,Koorsooyin Free ayaa soo dhignaa halkan hadii aanad aqoona hada baro⤵️⤵️
@Farsamada


Репост из: 𝗕𝗮𝗿 𝘂𝗯𝗮𝗱𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮📚🖋
XARFAHA WAAWEYN EE SOOMAALIGA BAR-UBADKAAGA.pdf
4.5Мб
Buuggan waxaa lagu baranayaa xarfaha soomaaliga ee waaweyn.

#qoraal @Barubadkaaga




Dhamaan Waa WhatsApp AI! 😍 Waa kan mid kasta oo chatbots ah iyo waxa loogu isticmaali karo! 🤖✨ SomaliBotMaster waa chatbot-ka ugu horreeya ee Soomaali ah, kaa caawinaya inaad hesho koorsooyinka saxda ah ee Automation iyo IT! 🚀💡

🔥 1- Wuxuu kaa caawinayaa qorista iyo Caawinta ardayda Afsomali ayuu ku hadlaa
🔗 https://wa.me/+15875682431
📌 Kaaga jawaabaya su’aalaha Koorsooyinka AI oo ku siinaya talooyin waxtar leh!

🔥 2- Meta AI
🔗 https://wa.me/13135550002
📌 Waxaa bixiya Meta, si looga caawiyo wada hadalka iyo jawaab celinta caqliga leh.

🔥 3- ChatGPT
🔗 https://wa.me/18002428478
📌 Ku habboon su’aalaha guud, qoraallada hal-abuurka ah, iyo xallinta su'aalo kala duwan.

🔥 4- Shmooz AI
🔗 https://wa.me/12014166644
📌 Waxay si khaas ah u diiradda saareysaa wada hadalka saaxiibtinimo iyo sheekaysiga xiisaha badan.

🔥 5- GuideGeek
🔗 https://wa.me/12058922070
📌 Waxaa loogu talagalay talo bixinta safarka iyo qorsheynta safarrada.

🔥 6- MobileGPT
🔗 https://wa.me/27767346284
📌 Ku habboon codsiyada shaqada mobiilka, diiradda saaraysa adeegyada kuu sahlaaya.

🔥 7- LuzIA
🔗 https://wa.me/34613288116
📌 Waxay diiradda saartaa ka caawinta isbeddelka naqshadaha iyo taageerada aragtida muuqaalka ah.

🔥 8- Truora Genie AI
🔗 https://wa.me/16204458887
📌 Waxaa loo isticmaalaa xaqiijinta xogta iyo la socodka macluumaadka muhiimka ah.

🔥 9- August AI
🔗 https://wa.me/918738030604
📌 Qore hal-abuur leh oo si gaar ah loogu talagalay caawinta dhinaca qoraalka.

🔥 10- HeyPat AI
🔗 https://wa.me/18442439728
📌 Waxaa loogu talagalay caawinta dhinaca adeegyada ganacsi iyo xallinta hawlaha maalinlaha ah.

🔥 11- Dola AI
🔗 https://wa.me/16502234435
📌 Diiradda saara fududeynta shaqooyinka ganacsiga iyo taageerada maamulida xogta.
Somali AI Community:
WhatsApp Group for Video Editing Ai And Automation Learning:
https://chat.whatsapp.com/EdsULwIZ6a80vqOE5V6kUZ

⭕️ Youtube


Dhanbaallada Jimcaha 1 illaa 40.pdf
3.0Мб
Buugga: Dhambaalka jimcaha.
Tiro: 1illaa 40 xalqadood.
Bogag: 782 bog.
Qore: Muxammad Yuusuf.


📚Dhambaalada jimcaha'



Buugga "Dhambaalka Jimcaha" waa buug qurux badan oo qoraa Muxammad Yuusuf, oo ka kooban 40 xalqadood oo ku qoran 782 bog. Buuggan waxaa lagu qoray laba sannadood oo udhaxeysay Maajo 2020 iyo Nofeembar 2021. Waxa uu ka hadlayaa mawduucyo kala duwan oo ay ka mid yihiin diinta, siyaasadda, taariikhda, iyo fikradaha wadaagga.

Haddii aad xiisaynayso mawduucyadaas, buuggan waa mid qiimo leh oo kuu fidiya aragtiyo iyo fikrado cusub. Waxaad ka heli kartaa faa'iidooyin badan oo ku saabsan diinta iyo dhaqanka, iyo sidoo kale siyaasadda iyo taariikhda. Haddii aad jeceshahay inaad akhrido buugag tayo leh oo qeexaya fikradaha iyo aragtiyada bulshada, buuggan waa mid aan kugula talin lahayn inaad ka fogato.

Показано 20 последних публикаций.