Munasar Maxamed


Гео и язык канала: Ирак, Казахский
Категория: Даркнет


An exiled Somali journalist who is based in Sweden | Exposes corruption & wrongdoing through real evidence| 📞 +252613666667

Связанные каналы  |  Похожие каналы

Гео и язык канала
Ирак, Казахский
Категория
Даркнет
Статистика
Фильтр публикаций


Haddii aan dagaalkan ka dhanka AS lagu taageerin MW-naha ogaada in Muqdisho la iskugu soo galayo | Itoobiyan gurmad ah oo yimid & AS oo Muqdisho rabta iney..

https://www.facebook.com/share/v/15h3T2TaMo/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

8.4k 0 0 264 83

Gabadhan waxaa nafta dhaafisey walaasheed ku hooyo ku Aabe ah sababtan kugu dhici karta darteed| Sii gudbi.

https://www.facebook.com/share/v/1E7tGfuUfD/?mibextid=wwXIfr

36.7k 0 0 462 472

Asc walal munasar, in fican tahay rajeyna

Hooyo qalin gali rabto aya u baahan dhiig AB+ marka walal inoogu gudbo cidii sadaqeesanayso wa bil ramadane

MAHADSNAID

0615790870

41.4k 0 0 194 206



Sidaan uga naxey Alle ayaa og . Dalkaaga in sidaan lagugu yeelay uma qalmin .

https://www.facebook.com/share/v/1B5BgFjXHZ/?mibextid=wwXIfr

61k 0 0 569 1.1k

Walaalayaal waxaa si Deg Deg loogu baahan yahay Dhiiga A- ama O-.

Wiil aad yar oo 18 jir ah ayaa u baahan ee aan u kacno caawa oo walaalkaas dhiigaa ku garab is taag walaal waa bil ramaada ama nagu caawi inaad la faafiso fariintaan

Hadda aan gaarno Hospital Horyaal, tarbuunka oo wiilka lagu haayo ama wac

Tel. 0619414470
0615821134

62.8k 0 0 130 260

Arin qalbi jab ah :- Soomaali dhulka la seexiyay loona sheegay iney yihiin dad aan dowlad & dadba lahayn | Dalka sidan yeelaya Soomaalidu walaal ayay u aragtaa|

https://www.facebook.com/share/v/1E9Hq5fKYu/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

64.9k 0 0 475 439

Degmada Balcad ayaa waxaa lagu diley wiil dhalinyaro ah . Dilkiisa waxaa loo adeegsadey mindi


Видео недоступно для предпросмотра
Смотреть в Telegram
Gurmad la’aan ayaa jirta . Guriga waa uu baa ba’ay .


Muuqaal kale


Видео недоступно для предпросмотра
Смотреть в Telegram


Muuqaalo kale


Degdeg:- Deb xoogan ayaa ka socda guri ku yaalla Isgoyska Korontada ee Muqdisho .


Видео недоступно для предпросмотра
Смотреть в Telegram
Gaarigan ayaa ku rogmadey Suuqa Bakaaraha. Gawaarida nuucan ah ha isku ay marin ka carar fadlan .


Видео недоступно для предпросмотра
Смотреть в Telegram
Debka waa badan yahay xilligan Ramadaanta. Halkan maanta ayuu sidaan u galey waana Xaafada Oodweyne .

62k 0 0 104 337

Baafin baafin

Waxaa labaafinayaa Yaxye abdirahmaan sheikh Hussein 14 jir ah sawirkiisu waa kan hoos idiinkaga muuqdo.

Yaxye wuxuu reerkiisa kamaqan yahay kudhawaad mudda 30 cisho ah wuxuuna kasoo lumay Degaanka gubta ee Degmada Deyniile.

Number-da reerkiisa laga heli karo 252617342677 ama 252618019113.


Nin shan daqiiqo gudahood ku dhacey hanti ka badan 10K oo dollar | Wallee waa yaab |


https://www.facebook.com/share/v/15htecQapg/?mibextid=wwXIfr

Si loo qabto fadlan sii gudbi.

63.3k 0 0 198 352

Dowlada oo u hanjabtey shacabka iyada oo aan hal erey dhihi karin safaaradaha shisheeye ee qalqal-gelin amni sameeyay | Macalin Mahdi shaqo miyaa u soo baxdey?

https://www.facebook.com/share/v/18iWurXvj5/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

68.5k 0 0 209 365

Waa la kala geesisan yahay wallee ! Bal ila arka waxa kala qabsadey dhalinyaro dhegxaan wadata & rag AK47 wata? | Plus birmade oo dad barakiciyay maanta|

https://www.facebook.com/share/v/195Smc9huF/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

70.4k 0 0 289 375

Dhaca midida loo adeegsado oo kordhey.

76.5k 0 0 595 543
Показано 20 последних публикаций.