RAAD - أثر


Гео и язык канала: не указан, не указан
Категория: не указана


" نحن نترك لكم بصمة لتسمو روحكم "

Связанные каналы  |  Похожие каналы

Гео и язык канала
не указан, не указан
Категория
не указана
Статистика
Фильтр публикаций




asc galab wanaagsan dhammaan walaalaha ahlu khayrka ah ee bartaan ku jira ee aan jeclahay.


Annagaa balo aragnay!😳

Bismillaah:

Jabhadda ictisaam ee dhiigga ummadda soomaaliyeed qabta ayaa waayahaan car car iyo jihaad iclaamisay iyada oo markaas leh al shabaab hallala digaallamo oo halla iska dhiciyo iyaga oo markaas ku cilladeeyay in ay al shabaab dilaan indhaha bulshada oo ay markaas ka wadaan wadaadadii laga dilay kooxdooda ee ictisaamka ahaa sidii wadaadkii hadda u dambeyay ee la oran jiray abdi naasir.

Horta waxaa diin darro ah garaad xumana ah in marka shacabka dhib soo gaarana ay jabhadda ictisaam aamusto sababtoo ah dadkii indho iyo mijo ayeey u qaybiyeen markii mijaha la dilana kama hadlaan markii indhaha la dilanaa oo laga wado wadaadada ururkooda dhiigya cabka ah ee diintii shaqada kq dhiggay afka labqdiis bay dhawaaqaan sidii hal geela oo uu abras ku dhagay.

Tusaale iga hoo aad wax ku fahmi kadho, qaraxii soobbe ka dhacay ee shacabka badan ku dhintay ictisaam hal iyo labo nin baa hadlay iyaga oo markaas yiri war dhiigga oo la daadsho waa xaaran weedh kalana ma aysan raacin, halka markii wadaad kooda ah waa dhaweed la dilay ay dal iyo dibadba afka furteen oo ay jihaad na fareen sidii in yahuuddii bariga dhexe joogtay in ay dalka ku soo duuleen oo ay naqabsan rabaan.

Jabhadda ictisaam mashaacirta iyo dareenka shacabka sida loo kiciyo oo loogu dheelo bqy barteen markaas bay maalinba rati dadka ku kacsadaan iyaga oo ku dagaya caammada diinta.

War hooy soomaaliyeey wadaad xume yuusan naarta idinku shubin oo mijo iyo indho idiin qaybin ee iska eega dhagarta taalla meesha diin ha moodina ee.


Waxaa iga su'aala madaxda maanta adduunka islaamka ka talisa iyo shaqaalahooda haddii aysan matalin munaafiqiintii xilligii nabiga tolow halkee munaafiqiintii aadeen?

Xaqoo awood leh iyo nabigoo nool oo waxyigiina soo dagayo haddii munaafiqiin carriga dhoobnaayeen maxaa munaafiq wax aan dhahno u la' nahay maanta iyada oo aan xaqu awood leheen nabina s.c.w nooleen waxyina dageen?

Waxa maanta jeenay in mu'minkii iyo munaafiqii lakala garan waayay waa in wax kasta oo nagu shaaraa aan siinnay kaarka mu'minka iyada oo ay iska caddahy qofkaas kaarka la siiyay in ay ka muuqato wax kasta oo munaafiq lagu garan lahaa.


Видео недоступно для предпросмотра
Смотреть в Telegram
「 Wahaabiyo qayb kamid ah iyo suufiyo waa isku xukun 」

⌛️•─6:22─•

👤 Sh Xassan Xussein Adam.

🛑 Halkaan ka dhamaystiro muuqalka.👇
https://youtu.be/KTwhzQpWVKc


Видео недоступно для предпросмотра
Смотреть в Telegram
「 Muxuu yahay xaqa uu Alle addoomadiisa ku leeyahay iyo xaqa ay addoomadu Alle ku leeyihiin? 」

⌛️•─18:48─•

👤 Mubaarak Mohamed Hassan.


Muxuu yahay xaqa uu Alle addoomadiisa ku leeyahay iyo xaqa ay addoomadu Alle ku leeyihiin?

Goor dhow....


• ───━━━━─ 👇 ─━━━━─── •


Видео недоступно для предпросмотра
Смотреть в Telegram
「 Waydiin iyo War-celin 」

⌛️•─2:38─•

👤 Mubaarak Mohamed Hassan.






Dadku ma magacyada ay addoomuhu ku dhajiyaan baa naar ama janno geeya mise....👇👇


Видео недоступно для предпросмотра
Смотреть в Telegram
「 Gar Qaadasho iyo Gar Naqsi 」

⌛️•─11:26─•

👤 Sh Xassan Xussein Adam.


Видео недоступно для предпросмотра
Смотреть в Telegram
◈SHEEKO◈

「 Boqorkii anuu sharwaan iyo nin beeraleey ah 」

⌛️•─4:53─•

👤 Sh Xassan Xussein Adam.


👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆👆

Wll kannaalka faafi oo gaarsii ahlu kheyrka oo idil meel kastana ku faafi alle ha idin sharfee.


Caalamka oo idil waxa uu ka sheeganayaa cimillada adduunka in ay xumaadeen oo ay sii xumaan doonan sababna ay u tahay wasaqda iyo isticmaalka zaa'idka ah ee waxyabaha hawada wasaqeeya lkn xaqiiqada ayaa waxa ay tahay waxaa cimillada badalay ee keenay fasaadka iyo dulmiga waa shirkiga iyo dambiga adduunka oo idil ka dhaca siiba waxaa aabbe u ah dhibaatada jirta shirkiga iyo gaalnimada ummaduhu ay ku sii siqayaan il biriqsi kasta.

Fiicnaan leheedaa in ay ummaddu hesho dacwo saafi ah oo aan cidna ku abtirsan.

▪︎البشرية تعاني من تلوث البيئة وتتكلم عنه عند كل ركن ونسيت أن الشرك هو العنصر الأول من تلوث الكون كله▪︎


Walaalaha oo idil waxaan si sharaf leh oga codsanaynaa in ay kannaalka faafiyaan iyaga oo mahadsan.

👇👇 👇👇 👇👇
https://t.me/Raad_Athar


Видео недоступно для предпросмотра
Смотреть в Telegram
Qur'aanka makala fogaateen jawaabtu haddii ay haa tahay haddaba daawada cudurkaas waa tanaa ee naga hoo.


▪︎...:Dadka kan u dambi weyn:...▪︎

Dadka waxaa u dambi weyn uguna daran qofka yiraahda qof shirki ku dhacay ee haddana afka islaam kasheegta waa muslim iyo gacal alle taas oo lagawa wado marka si saxan loo dhigo in uu alle yahay gacalka mushrikiinta halka alle uu taas ku inkiray kuwaas u tiiriyay alle qofka shirkiga ku dhacay, alle wuxuu yiri
((وَأَذَانٌ مِنَ اللَّهِ وَرَسُولِهِ إِلَى النَّاسِ يَوْمَ الْحَجِّ الْأَكْبَرِ أَنَّ اللَّهَ بَرِيءٌ مِنَ الْمُشْرِكِينَ وَرَسُولُهُ....)).
Waxaa alle agtiisa ka ahaaday iyo rasuulkisaba ogaysiis la ogaysinayo dadka oo idil maalinka xajka weyn ee wax lagu gowracayo muna in uu alle iyo rasuulkiisaba bari ka yihiin mushrikiinta.

Marka waxaa layaab ah in uu qof islaam sheeganaya kuu yimaado oo uu ku yiraahdo mushrig baa muslim ah allena gacalkiisa yahay halka alle uu ogaysiis ka sheegay in uu mushrig meel kasta uu joogo jaahil iyo mucaanidba uu alle iyo rasuulkiisu bari kayihiin.


F.G: iska jir in aad alle iyo rasuulkiisa u tiiriso ama ku dhajiso wax ay iska bari yeeleen.





Показано 20 последних публикаций.

533

подписчиков
Статистика канала