غَـــ«Rixlah»ــزَّة


Гео и язык канала: не указан, не указан
Категория: не указана


Rixlah waxaad ka dugsan doontaa fariimo xambaarsan Waano , Dhiirigalin iyo dhanbaalo taabanaya Wacyiga. Rixlah wehel kadhigo inta aad telegram joogto mahadsanid.
𓆝
𓆝 𓆟
𓆞 𓆝 𓆟

Связанные каналы

Гео и язык канала
не указан, не указан
Категория
не указана
Статистика
Фильтр публикаций


Xukuumada badbaadada Suuriya

Xukuumadaan fadhigeedu wuxuu ahaa gobolka Idlib . Xukuumada waxaa la dhisay horraantii Noofambar 2017. Xukuumadaan waxaa madax ka ahaa mudooyinkii tagey muhandis maxamed bashiir oo ah Raisal wasaaraha cusub ee Syria.

Xukuumadan 2021dii waxay markii u horaysay samaysatay kuliyad ciidan oo soo saarta tabarayaal firfircoon.

Hadaan si kale u dhigo xidhiidh dhow ayaa la dhaxeeyey hayatu taxriiru shaam iyo xukuumada badbaadada Suuriya, xukuumadu waxay bishii tagtay qorshaysay habkii lagu afganbin lahaa bishaar al asad oo dalka intiisa kale kataliya iyadoo hogaanka loo dhiibay jowlaani.

Xukuumada cusub ee Syria waa xukuumadii hare ee idlib kajirtay ee la magac baxday xukuumada badbaadada Suuriya. Isla markiiba xukuumada cusub waxaa raysal wasaare looga dhigay maxamed bashiir oo xukuumadii badbaadada Suuriya ka ahaa raysal wasaare.


https://t.me/rixllah

Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.


Видео недоступно для предпросмотра
Смотреть в Telegram
Chad waxaa isaga cararaya saacadihii tagey ciidamadii Francesiiska ee halkaas kulahaa saldhigyada malatari.

Chad hadii ciidamadii kacarareen maxaa ciidamadii xukuumada u yaala.

https://t.me/rixllah

Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.


Syria waxaa daadsan dabino tiro beel ah waa in reer syria ay kaga baxaan dagnaan , afgaabni iyo qunyar usocod.

Islaamiyiinta maanta jirta way ka waaya aragsan yihiin saxiibadoodii noola 10 sanno kahor.

Reer Afghanistan kahor intay dib u qabsan Afghanistan mar ayay dalka qabteen mudo 6 sanno ah na hayeen balse taliskaas masii nagaan. Sidaa si lamid ah 2006 dii 6 bilood ayay muqdisho nabad ahayd balse taliskaas masii nagaan kadib markii uu awoodoodii ay banaanka keeneen

Syria wax lamid ah baa kadhacay balse haday dib u xorow day waa inayna ka fiirsataa talaabooyinkay qaadayso.

Ilahow sug oo samata bixi anagana noo sahal inaan kaxorow no maamulaadaan dadkii kala geeyey.

https://t.me/rixllah

Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.


Видео недоступно для предпросмотра
Смотреть в Telegram
القائد أحمد الشرع : ما علاقتنا بأحداث حصلت قبل 1400 سنة.

Munaafiqiintu waxay rabaan inay isku xidhaan 1400 oo sanno kahor iyo maanta si ay haadaan ugu sii ridaan.

Maanta hadaadan kafiirsan hadalkaaga iyo talaabooyinka aad qaadayso waxaad kudhacaysaa boholo ay adag tahay in lagaasoo saaro.



https://t.me/rixllah

Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.


Видео недоступно для предпросмотра
Смотреть в Telegram
Beesha caalamka nalagu wareeriyay !!😂
Waa beel been badan oo ilko la'.


🍂 SALAFUL UMAH - سلف الأمة.


✨Al- Imaam Saciid binu Musayb.
⏱ :- 39:12
🍃 Xalaqadii 1aad


○|| https://t.me/Loolan4


Репост из: Loolan▼
🍂 SALAFUL UMAH - سلف الأمة.


✨Al- Imaam Saciid binu Musayb.
⏱ :- 39:12
🍃 Xalaqadii 1aad



○|| https://t.me/Loolan4


OGAYSIIS



waxaan faafin doona si goos goos ah oo aanan xidhiidh ahayn taariikhda Salaful Umah.

Iga warhaya waadna sii faafin kartaan.

https://t.me/rixllah

Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.


Sawiro cusub.

Ciidamada gumaystaha Israel oo darcaa baadiyaheeda gaadhay.

Halkan waa darcaa oo kutaala suuriya waana halkii halgankii xoraynta Syria uu ka bilowday kadib markii ay dagaaladii ku hakadeen xumus.

Darcaa waxay dhacdaa xuduuda urdun.


https://t.me/rixllah

Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.


🔴 DEGDEG

Waxaa la xaqiijiyay in xuriyadiisi dib loo siiyay Maalik Axmed oo 7 sanno ku xidhnaa xabsiyada sacuudi Arabia.



https://t.me/rixllah

Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.


Wixii Syria ka dhacay daalimiintii waxay ku abuureen cabsi, waxayna hada iska qafiifinayaan dulmiga ay samaynayeen.


In salmaan 😂

https://t.me/rixllah

Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.


🔴 DEGDEG

Waxaa la xaqiijiyay in xuriyadiisi dib loo siiyay sh Maxamed abdulaziiz alkhudayri oo 7 sanno ku xidhnaa xabsiyada sacuudi Arabia.



https://t.me/rixllah

Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.


🔴 DEGDEG

Waxaa la xaqiijiyay in xuriyadiisi dib loo siiyay sh Maxamed alhabdan oo 7 sanno ku xidhnaa xabsiyada sacuudi Arabia.

https://t.me/rixllah

Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.


Qasriga cusub ee madaxwaynaha masar sisi.

Wuxuu ku xardhay ayaado quraan ah waxaana kamid ah midan , fircoon baa kadhex qaylinaya.

https://t.me/rixllah

Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.


Imaam taabici saciid ibnu jubayr , wuxuu ahaa ardaydii cabdilahi binu cabaas .

Alle ha u naxariiste waxaa dilay xajaaj .

https://t.me/rixllah

Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.


Nin dhalinyaraa ahay waliba maraya halkii dhalintu u jeclayd dhal dhalaalka aduunka , horay uma tamanin inaan iska ahaado qof mootan qarniyo balse hada waxaan tamaninayaa inaan ahaado qof mootaan qarniyo oo alle oofsaday ayaamihii islaamku ciziga lahaa .

Quruuntan casriga ah fitan , dulmi , nolol duli ah , nifaaqnimo iyo kufri bay nagu galbinayaan.

اللهم صبرًا وجبرًا لنفسٍ لا يعلم بحالها الا أنت.

https://t.me/rixllah

Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.


Видео недоступно для предпросмотра
Смотреть в Telegram
Wataas xaalada shuhadadeenii 😔.

Inaalillahi wainaa ilayhi raajicuun, walaahi isma lahayn saman sidaan u fool xun baad noolaanaysaa.

https://t.me/rixllah

Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.


Shahaadadiisa allah haka aqblo amiin.


حان وقت التقاء الروح بالروح
تقبله الله ..
إلى روح وريحان ورب غير غضبان يا أبا ضياء.

○|| https://t.me/Loolan4


Репост из: Loolan▼
Видео недоступно для предпросмотра
Смотреть в Telegram
Caqliga macmalka ah ama waxa loo yaqaano AI ayaa wax laga waydiiyay Ya'juuj wa Ma'juuj.


Kadib wuxuu soo bandhigay muuqaalkan layaabka leh.

Sawir noocee ah ayaad kahaysatay ya'juuj wa ma'juuj.

○|| https://t.me/Loolan4

Показано 20 последних публикаций.