📍Magaca buugga: Qormooyinka Dr.Masiiri
📍qoraaga:
maygaag maxamuud📍bogagga: 40 bog.
📍buuggii 121'aad.
Faahfaahin.
Akhriste halkan waxa ku urursan 5 qormo, oo aynu kaga hadlayno fikradihii iyo faalooyinkii ugu waaweynaa ee
Dr Cabduwahaab AlMasiiri, kuwaas oo aynu kasoo garoocannay dhiganayaashiisii iyo duubitaanadiisii, iyo sidoo kale ka fal celinta qodobadda qaar, iyo haleeshiinta kuwa kale joogtadeenna soomaaliyeed, shantaa qormo waxa ay u dhigan yihiin sida tan;
1. Masiiri iyo marxaladdii samaysanka. Q1.
2.Masiiri iyo marxaladdii samaysanka. Q2.
3.Masiiri iyo mashruuca reer galbeed. Q1
4.Masiiri iyo mashruuca reer galbeed. Q2.
5. Aragtida masiiri ee ku aadan nolosha, iyo xidhiidhada guud ahaan
قراءة الأفكار الدكتور عبدالوهاب المسيري.
______Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰
KAYD;kaydka dhiganayaasha.
@kaydbooks