Xukuumada badbaadada Suuriya
Xukuumadaan fadhigeedu wuxuu ahaa gobolka Idlib . Xukuumada waxaa la dhisay horraantii Noofambar 2017. Xukuumadaan waxaa madax ka ahaa mudooyinkii tagey muhandis maxamed bashiir oo ah Raisal wasaaraha cusub ee Syria.
Xukuumadan 2021dii waxay markii u horaysay samaysatay kuliyad ciidan oo soo saarta tabarayaal firfircoon.
Hadaan si kale u dhigo xidhiidh dhow ayaa la dhaxeeyey hayatu taxriiru shaam iyo xukuumada badbaadada Suuriya, xukuumadu waxay bishii tagtay qorshaysay habkii lagu afganbin lahaa bishaar al asad oo dalka intiisa kale kataliya iyadoo hogaanka loo dhiibay jowlaani.
Xukuumada cusub ee Syria waa xukuumadii hare ee idlib kajirtay ee la magac baxday xukuumada badbaadada Suuriya. Isla markiiba xukuumada cusub waxaa raysal wasaare looga dhigay maxamed bashiir oo xukuumadii badbaadada Suuriya ka ahaa raysal wasaare.
https://t.me/rixllah
Rixlah hadaad naga waydo
●|| https://t.me/loolan4
Baa noo balan ah.