Kayd books.


Channel's geo and language: not specified, not specified
Category: not specified


Goobtan wuxuun baa soo galiyaa buug xul ah oo aan hubo inaad wax ka faa'ideyso.
Buugta oo lista ah: @tusmada_buugta

Related channels  |  Similar channels

Channel's geo and language
not specified, not specified
Category
not specified
Statistics
Posts filter


Buugta dhagaysiga sidee isku tihiin?

Waxaynu samaynay kannaal kaas oo aannu soo gelin doonno buug soomaali dhagaysi ah,bal waa kan e ka wardoon: @kaydmusic

- @kaydmusic


Aragtida ogaalka. -kaydbooks.pdf
637.3Kb
📍magaca buugga: Aragtida ogaalka
📍Qoraaga: Daauud cali
📍bogagga: 43 bog.
📍buuggii 122'aad.

Faahfaahin
Qormadan kaabani waxay si kooban kuu fahansiinaysaa waxa ay tahay "Aragtida ogaalku iyo waxay tarto"
______
Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰

KAYD;kaydka dhiganayaasha.
@kaydbooks.


"Aragtida ogaalka"

Filo mardhaw..🏃‍♂


waayihii Dr.maxamed Daahir Aftax. -kaydbooks.pdf
379.1Kb
📍magaca qormada: Waayihii Dr.Afrax
📍Qoraaga: Abshir Bukhari
📍bogagga: 7 bog
📍qormadii 6'aad.

Faahfaahin
Qormadani waxay ka warramaysaa Waayihii iyo Taariikhdii qoraa Dr.Maxamed Dahir Afrax Alle ha u naxariistee.
________
Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰

KAYD;kaydka dhiganayaasha
@kaydbooks.


"Xusuus toolmoon iyo Raad aan tirmayn;Waayihii Dr.Maxamed Dahir Afrax "

Filo mardhaw..🏃‍♂


tiirarka horumarka iyo haleelka ilbaxnimada.- kaydbooks.pdf
634.7Kb
📍magaca buugga: Tiirarka Horumarka iyo Haleelka ilbaxnimada.
📍qoraaga: Maygaag Maxamuud.
📍Bogagga: 28 bog
📍qormadii 5'aad.

Faahfaahin
Qormadan ee uu qoray Maygaag Maxamuud Sheekh wuxuu kaga warramaa aragti ay laba mufakkir ee(Malik bin Nabi iyo cali shariicatii) ka qabaan horumarka iyo ilbaxnimada bulshooyinka.


_______
Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰

KAYD;kaydka dhiganayaasha.
@kaydbooks


" Tiirarka Horumarka iyo Haleelka ilbaxnimada"

Filo mardhaw..🏃‍♂


u nuglaanshaha gumaysiga iyo gumaystaha. -kaydbooks.pdf
532.3Kb
📍magaca buugga: u nuglaanshaha gumaysiga iyo gumaystaha.
📍qoraaga: Maygaag Maxamuud.
📍Bogagga: 18 bog.
📍qormadii 4'aad

Faahfaahin

Faahfaahinta Potsiga kore ka akhriso
____
Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰

KAYD;kaydka dhiganayaasha.
@kaydbooks


"U nuglaanshaha gumaysiga iyo gumaystaha"
__
Faahfaahin

Gumaysigii reer galbeed ay kula soo kaceen dawladaha afrikaanka, qaybo ka mid ah deegaanada carabeed, iyo dhulyow kale oo bashar lamid ahi ku dhaqnaayeen, waxa wax badan ka qoray mufakiriin iyo qorayaal badan oo bulsho waynta aduunka ka kala tirsan, iyaga oo dhicanyo kala gadisan ka eegaya; sababaha keenay gumaysigaa, waxa uu falay, dhibka uu ka tagay, gorfaynta fikradaha ay aaminsanaayeen gumaystayaashu, iyo sidoo kale falaqaynta bulshooyinkii la gumaystay xaaladii ay ku sugnaayeen iyo sida ay uga fal celyeen gumaysigaas. Maalik Binu Nabi, iyo Maxamed Ibraahim warsame ‘ Hadraawi ‘ waxa ay ka mid yihiin mufakiriinta wax ka yidhi si guud bulshada iyo waxa ka kicin kara habaaska ay hawaarto.

Qormadan waxa aynu qayb kaga fiirin doonaa labada mashruuc ee labada mufakir kala leeyihiin, gaar ahaan dhinaca ku wajahan ka xoraynta bulshooyinka gumaystayaasha noocyadooda badan.


Qormooyinka Dr-Masiiri. - kaydbooks.pdf
471.2Kb
📍Magaca buugga: Qormooyinka Dr.Masiiri
📍qoraaga: maygaag maxamuud
📍bogagga: 40 bog.
📍buuggii 121'aad.

Faahfaahin.

Akhriste halkan waxa ku urursan 5 qormo, oo aynu kaga hadlayno fikradihii iyo faalooyinkii ugu waaweynaa ee Dr Cabduwahaab AlMasiiri, kuwaas oo aynu kasoo garoocannay dhiganayaashiisii iyo duubitaanadiisii, iyo sidoo kale ka fal celinta qodobadda qaar, iyo haleeshiinta kuwa kale joogtadeenna soomaaliyeed, shantaa qormo waxa ay u dhigan yihiin sida tan;

1. Masiiri iyo marxaladdii samaysanka. Q1.
2.Masiiri iyo marxaladdii samaysanka. Q2.
3.Masiiri iyo mashruuca reer galbeed. Q1
4.Masiiri iyo mashruuca reer galbeed. Q2.
5. Aragtida masiiri ee ku aadan nolosha, iyo xidhiidhada guud ahaan

قراءة الأفكار الدكتور عبدالوهاب المسيري.
______
Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰

KAYD;kaydka dhiganayaasha.
@kaydbooks


Qormo kooban oo uu ustaad Maygaag maxamuud ka qoray "Maalmihii Dr.masiiri iyo mashruuciisii fikir"

Filo mardhaw..🏃‍♂


hamigaygu waa inaan nin dilo.- kaydbooks.pdf
352.6Kb
📍Magaca buugga:"أمنيتي أن أقتل رجلا
📍Sookoobaha: Abdirasaq sandhere
📍Bogagga:5 bog
📍sookoobiddii 11'aad.

.........
Intan yari waa sookoobidda buug afcarabi ku qornaa oo la dhaho" أمنيتي أن أقتل رجلا"-" Hamigaygu waa inaan nin DILO"
______
Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰

KAYD;kaydka dhiganayaasha.
@kaydbooks


"أمنيتي أن أقتل رجلا"-"Hamigaygu "waa inaan nin dilo"

Sookoobiddiisa oo afsomali ah..
Filo mardhaw..🏃‍♂


Weydiin furan: sannadkan dhammaanaya(2021) intee dhigane ayaad aqriday? Se sannadka cusub(2022) intee dhigane baa kuu qorshaysan inaad akhrido?




1000-ka Murtlda iyo Maahmaahyada ugu caansan- kaydbooks.pdf
505.0Kb
📍magaca buugga: 1000 murti iyo Maahmaah.
📍qoraaga; cabdiqaadir maax
📍bogagga: 191 bog
📍buuggii 120'aad.

Faahfaahin
Buuggan waxa ku qoran 1000(kun)murti iyo maahmaah oo soomaalida dhexdooda caan ka ah iyo weliba sharraxaaddooda.
____
Waqtigaaga ka faa'ideyso ⏰

KAYD;kaydka dhiganayaasha
@kaydbooks.


"1000-ka Murti iyo Maahmaahyo ee soomaalida ugu caansan"

Filo mardhaw..🏃‍♂


12- English tenses. -kaydbooks.pdf
1.9Mb
📍magaca buugga: 12 English tenses.
📍qoraaga: cali nabadoob
📍bogagga: 16 bog
📍buuggii 119'aad.

Faahfaahin
Buuggan wuxuu si kooban kuugu sharxayaa kuuna fahansiinayaa 12'ka tenses English'ka.
___
Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰

KAYD;kaydka dhiganayaasha.
@kaydbooks


GRAMMAR-12 English tenses.

Filo mardhaw..🏃‍♂


Al-Faaruuq-sannadihii-hore.pdf
1008.3Kb
📍magaca buugga:Al-faaruuq
📍qoraaga: Muxammad yusuf
📍bogagga: 226 bog
📍buuggii: 118'aad.
Faahfaahin
Buuggani waxa uu guudmarayaa taariikh nololeedkii Cumar ibnul Khaddaab RC, sannadihii hore ee noloshiisa: heerkii uu bulshada kaga jiray taariikhda iyo saamayntii uu ku lahaa, habkii uu uga falceliyey diintu markii ay soo degtay, islaamiddiisi iyo isbeddelkii ay keentay. qaadashada iyo faafinta diinta, iyo booskii uu kaga jiray bulshadii cusbayd ee Muslimiinta. Waxa uu buuggani tilmaami doonaa qayb ka mid ah xayeysiisyadii Cumar RC, iyo habdhaqankiisi. Waxaa kale oo innoo muuqan doonta habkii uu Nebigu scw u qaabeeyey Cumar RC.
________
Waqtigaaga ka faa'ideyso. ⏰

KAYD;kaydka dhiganayaasha.
@kaydbooks.

20 last posts shown.

4 854

subscribers
Channel statistics